Smart Agricultural and Irrigation Sytem
- Channel ID: 3432726
- Author: mwa0000041822549
- Access: Public
Smart Agriculture waa mashruuc IoT ah oo ay sameeyeen ardayda Kulliyadda Computer Science – IT ee Jaamacadda Zamzam. Nidaamku si otomaatig ah ayuu ula socda qoyaanka ciidda, heerkulka, huurka iyo iftiinka, wuxuuna maamulaa waraabka
Add comment